Wado Casri ah oo dhismaheeda laga bilaabay degmada Hodan gobolka Banaadir

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Hodan ee gobolka banaadir ayaa waxa ay dhismo ku Interlock ah ku bilaabeen wadada isgoyska xaaji baasto ilaa maqaayada cadaani ayaa waxa dhib weyn ku qabay bulshada iyo gaadiidka.

warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden.