Shirkadda Xanaan oo iibisa daawooyinka oo fursado shaqo u abuurtay dhalinyaro ku nool Baladweyne.

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirkada xanaan ee iibisa dawooyinka jamalada oo kutaala magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay in kabadan 7 dhalinyaro ah oo qaarkood wax baraty kuwaasi oo ka howlgala qeybaha kala duwan ee shirkada.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.