Wasaarada Xanaanada Xoolaha XFS oo dhagax dhigay qeybo cusub oo lagu kordhinayo xarunta dhoofka xoolaha ee Dekadda Muqdisho.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS Xassan Xusseen Maxamed ayaa dhagax dhigay qeybo cusub oo lagu kordhinayo xarunta dhoofka xoolaha ee Dekadda Muqdisho waxaana madasha dhgax dhiga goob joog ka ahaa wasiirka dekadaha gadiidka iyo bada wasiiru dowlaha iyo wasiir kuxigeenka xanaanada xoolaha iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi