tababar looga hadlayay sare u qaadista tayada Biyaha iyo sidii bulshada ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
220

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay tababar looga hadlayay sare u qaadista tayada Biyaha iyo sidii bulshada ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah, waxana tababarkan uu socon doonaa muddo shan maalmood ah.

warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.