Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo tababar u soo xirtay macalimiinta iyo howl-wadeenada Dugsiga Indhoolayasha Al-Nuur.

0
184

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada muqdisho ayaa tababar socday mudo shan cisho ah loogu soo xiray macalimiinta iyo howl-wadeenada Dugsiga Indhoolayasha Al-Nuur waxaana tababarka taaba galinayey Hay’adda Hormuud Salaam Foundation.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.