Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha qoysaskooda ka mareeya xirfadda timo jarista.

0
321

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana bartay xirfadda farsamada gacanta ayaa nolosha reerkooda ka mareeya xirfadda timo jarista.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.