Maalinta raadiyaha Adduunka oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
196

Baladweyne(Radio Beerlula)-Laga soo bilaabo sannadkii 2011-kii ilaa hadda sannad kasta 13-ka Feberaayo oo maanta ku beegan waxaa dunida looga dabal dega maalinta raadiyaha Adduunka kadib markii Ururka Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee Qaramada Midoobay uu meelmariyay maalintan.

Maalintan ayaa looga gon lee yahay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda uu leedahay raadiyaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Maxamed Cabdi Saneey.