Tartan qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba gabeeyay Burco.

0
228

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Burco ee gobalka togdher ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeynayay tartanka Qur’aanka kariimka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay qabatay jimciyada guud ee Qur’aanka kariimka magaalada burco .

Waxa ka qeyb galay munaasabada duqa magaalada burco wasiirka Diinta iyo owqaafta Soomalind Bahda waxbarashada waalidiin ganacsto iyo marti saraf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.