Munaasabad ay ku qalinjibinayeen arday dhameysatay fasalka 8-aad oo lagu qabtay deeganka kala Beyr ee hoostaga Boosaaso

0
185

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka kalabayr ee duleedka magaalada Bosaaso ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday dhameeyey Fasalka 8-aad isla markaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe ee Deegaanka Kalabayr.

waxa ka qayb galay munaasabada maamulka Dugsiga Kalabayr, waalidiinta, ardayda qalinjabinaysay , macalimiin , iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.