Barnamijka waayaha Nolosha ee Radio Beerlula

0
113

Barnamijka waayaha Nolosha waxaa Marti Ku ah Cabdi Cali Muuse oo kamid ah waxgaradka magaalada Baladweyne waxa uuna kasoo shaqeyay dalal badan oo kamid carabta waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/259671876583487/