Dhalinyarada Caabudwaaq oo bilaabay ka shaqeynta nadaafada

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaradan oo ah kuwo wax bartay isla markaana ku nool degmada caabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay isku xilqaameen in ay nadiifiyaan magaalada.

Dhalinyaradan ayaa aas aasay shirkad kashaqeysa bilicda iyaga oo dhamaan magaalada kusoo qaada qashinka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.