Wasaaradda waxbarashada dowladda Hirshabelle oo jowhar ku soo gababeysay kulanka wadatashiga farsamada waxbarashada Hirshabelle.

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Taacliinta sare ee Maamulka Hirshabelle ayaa jowhar ku soo gababeysay kulanka wadatashiga farsamada waxbarashada Hirshabelle.

Kulankaan oo socday Mudo Saddex maalmood ah ayaa waxa logu hadlayay sidii loo hormarin lahaa tayada waxbarashada iskuulada iyada oo kor loo qaadayo wax soo saarka Ardayda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.