Ololaha Nadaafada Dowlada hoose ee Baydhabo oo la daahfuray

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay Olalaha nadaafadda dowlada hoose ee magaalada Baydhabo.

Munaasabadan ayaa waxa ka qayb galay gudoomiyaha degmada Baydhabo, dhalinyaro , haween , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.