Wajiga labaad ee Barnaamijka nashqadeynta waddooyinka oo laga Daahfuray degmada Eyl

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ayaa Degamada Eyl ee Gobolka Nugaal ka daah-furay wajiga labaad ee Barnaamijka Naqshadaynta wadooyinka Magaalada

Waxaana daah-furka ka qaybgalay Wasiirka Qorsheynta maamulka Puntland Maxamed Siciid Faroole Maamulka degmada Saraakiil engineero iyo qeybaha kala duwan bulshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.