Xarun loogu talo galay in lagu ilaaliyo kitaabka qur’aanka kariimka oo laga daah furay Boorama.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mu’asasada hiil quraan ayaa magaalada boorama ka hirgelisay xarun loogu talagalay ilaalinta kutubta Qur,aanka kariimka ah islamarkaana lagu farsameyn doono kutubta quraanka kariimka ee laga soo aruuriyo dugsiyada quraanka  ku yaala boorama.

Xaruntaan lagu keeydin doono  islamarkaana lagu dayactiri doono kutubta jeexma ayaa waxaa fikirkeeda lahaaa  mid ka mid ah culumada boorama.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen