Olole nadaafadeed oo laga bilaabay Magaalada Dhuusamareeb

0
169

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada dhuusamareeb aya laga bilaabay ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada magaalada dhusomareeb kaas oo ay si wadajir ah ugu qeyb galyaan gudomiyaha xaafadaa Horseed iyo bulshada xaafaddaas.

Ujeedka Ololahan ayaa ah in lagu soo celiyo bilicda magaalada si loo helo bulsho cafimaad qabto una qurux badnaato bilicda xaafadda Horseed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.