Barnamijka Tartanka Hibada Hal-abuurka oo laga daah furay Muqdisho.

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta daah furay Barnaamijka Hirgeli Hibadaada Faneed, isagoo Abwaannada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay doorkooda ka qaataan wacyi gelinta bulshada.

Tartanka ayaa waxaa ka qeybgalaya dhalinyarada hal abuurka Soomaliyeed eek u dhaqan mgaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.