Mashaariic dhinaca biyaha ah oo laga dhagax dhigay deegaano kamid ah Somaliland.

0
84

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Wasaaradda Biyaha Somaliland ayaa mashaariic ka dhagax-dhigtay degaanada ceel dheere iyo waran masharicda ayaa iskugu jirtay biyo xireeno iyo darbi lagu wareejin dono dhaamka.

Masharicdaan ayaa waxaa fulin doonto Wasaaradda Biyaha maamulka Somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.