Hooyo danyar oo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hooyo Xaawo Cabdullahi Maxamud waa hooyo ay heysto xaalad cafimaad daro waxa ayna ku nooshahay mid ka mid ah xarumaha barakacayaasha ee magalada Baladweyne.

Hooyo Xaawo ayaa waxaa nabar kaga soo baxay naaska waxeyna ka xanuunsan tahay mudo 5 bil ah mana helin daryeel caafimaad mana heysto qarash ay ku tagto xarumaha cafimaadka ee ku yaalo magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.