In ka badan 50 gabdhood oo bartay shareecada islaamka oo ka qalin jabiyay machadka Umul Qura ee Muqdisho.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana shahaadooyin lagu guddoonsinayay 50 gabdhood oo baratay shareecada islaamka iyo culuumta diiniga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Bahda waxbarashadda, culumaaudiin, maamulka machadka Umul qura, waalidiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadda ay ku qalin jabinayeen ardeydan ka aflaxay machadka Umul Qura.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.