Tijaabada nidaam lagu yareeynayo saxmadda gaadiidka oo laga furay Hargeysa

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)-Duqa caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa daah furay tijaabada Tarafic Light loogu tala galay in looga hortago mashquulka gaadiidka wadooyinka .

Nidaamkan oo ah leer midabo kala duwan leh ayaa hagaya gaadiidka xiliga aay isku dhaafi karaan isgoosyada wadooyinka lagu xero.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibrahim