Xarumo caafimaad oo loo dhisayo haweenka barakacayasha ee Baladweyne.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xarumaha barakacayaasha ee ku yaalo magalada Baladweyne ayaa waxaa ku nool haween badan oo uur leh kuwaas oo aan helin xarumo caafimaad oo ay ku dhalaan.

Haweenkaan ayaa waqtiga foosha loo soo qaadaa xarumaha caafimaadka ee magalada Baladweyne si ayaa ugu dhalaan iyagoo la kulmo dhibtooyin ay ka mid yahiin dhiig bax iyo iskufuran

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen