Ceelbiyood laga hirgaliyay Degaanka Guricad oo hoosyimaada Magaalada Arabsiyo ee Soomaliland.

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hayadda Al-raxma ayaa Ceelbiyood Kahirgalisay Degaanka Guricad oo hoosyimaada Magaalada Arabsiyo ee Gobalka  Gabileey.

Daahfurka ceel biyoodkaan ayaa waxaa kaso qeybgalay maamulka Hay’adda Al-Raxma , mas’uuliyiin ka socotay Deegaanka iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.