Barnaamij gaar ah oo kusaabsan Haweenka Baahiyaha Gaarka ah Qaba

0
135
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo kusaabsan Haweenka Baahiyaha Gaarka ah Qaba iyo Sinnaan La’aanta Xalaqada .