Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool duleedka Kismaayo

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan oo iskugu jirtay Bur Bariis,Sokor ,timir iyo caano ayaa lagaarsiyay qoysaskii ay saameysay fatahaada wabiga Jubba kuwaa oo ku nool deegaano hoos taga magaalada Kismaayo.

Deeqdan ayaa waxaa iska soo uruuriyay shacabka Soomaliyeed waxaana loosoo wakiishay bixinteeda Hay,ada Kaalmo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.