Deeq lacageed oo lagu wareejiyay qoys danyar oo ku nool degmada Luuq.

0
63

Baladwayne (Radio Beerlula )-Deeqa lacag ah ayaa lagu wareejiyay qoys Danyar ah oo kunool Degmada luuq ee gobalka Gedo islamarkaana haaysta wiil argga naafo ka ah.

Lacagta deeqda ah ayaa wax iska soo aruuriyay dad muxsiniin ah oo kala joogo dalka iyo dibadiis.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.