Xulalka G.Banaadir iyo Hirshabelle oo galabta ciyaaraya.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo dhawaan la daahfuray ayaa galabta lagu wadaa in la ciyaaro kulan kamid ah kaasi oo ay isku arki doonaan xulalka G.Banaadir iyo Hirshabelle.

 

Labada xul ayaa horay usoo ciyaaray min hal kulan waxaana Gobolka Banaadir ay wataan hal guul ah a halka Hirshabelle ay bareejo soo galeen.

Kulankan adag ayaa bilaaaba doona 3;00 iyadoo kumanaan taageerayaal ah ay jarteen dikidkii ay ku gali lahaayeen garoonka si ay goobjoog uga noqdaan ciyartan .