Culimada gacanta ku haysa Masjidka Mubaarak ee Boosaaso oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha masjidka.

0
125

Baladwayne (Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha iyo dayactirka masjidka Mubaarik ee Magaalda Boosaaso ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhismaha Masaajidka.

Dhismaha masjidka ayaa markii hore ahaa 22 mitir ilaal 20 mitir balse dhismahaan cusub ayaa laga dhigi doonaa 35 mitir ilaa 30 mitir kaasi oo wax badan u tari doonaa bulshada magaalada Boosaaso.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey