Dugsi lagu baran doono farsamada gacanta oo laga hirgeliyay Baladxaawo.

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa laga hirgeliyay dugsiga farsamada gacanta.

Dugsigan ayaa dhalinyarada lagu bari doonaa Cumputerka Harqaanka iyo maadooyinka aas aasiga sida xisaabta Soomaliga Iyo Engilshka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.