In ka badan 17 Arday oo baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 17 Arday oo  Dhameeysatay Xifdinta Qura,anka kariimka ah isla markaana ka aflaxday Madarasada Sheikh Cali Suufi ee magaalada Kismaayo ayaa munaasabad qalin jabin  ah loogu qabtay magaalada Kismaayo

Munasabada  waxa kaso qeeyb galay maamulka Madarasada Waalidiin macalimiin iyo marti Sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.