HORUDHACA: Hirshabelle VS Galmudug

0
186

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa galabta lagu soo gabagabeey doona tartanka maamul gobolkeedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Ciyaarta Final ka ayaa waxaa ay dhaxmari doontaa Xulalka Galmudug iyo Hirshabelle.

Labada xul iyo qaatay waqti fiican oo ay isku diyaariyaan si ay u heelaan ciyaartooyda ka dhawaacnaa .

Subaxnimadii hore ee maanta ayaa garoonka waxaa ku bilowday qulqulka Jamaahiirta kala taageeraya labada garab ee ciyaaridoona galabta

 

Kulan ka ayaa bilaaba doona 3:00 waxaana laga daawa doona warbaahinta gudaha kuwaasi si live ah u tabi doona.