Tababar ku saabsan nabada oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan nabada iyo sida looga qeeyb qaadan karo.

Tababarka ayaa waxaa iska kaashaday mac,hadka Hiraal iyo Hay,ada CFLI .

Agaasimaha Mac,hadka Hiraal Cabdirashiid Cabdulaahi Axmed ayaa kawaramaya ahmiyada tababarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.