Tartan aqooneed lagu soo xiray Burco

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka Barashada Culuumta Shareecada islaamka ee Al Fatxi ee Ku Yaalo magaalada Burco ayaa so Xeray Tattan Aqoon need aay ka qeyb Qadanayeeen Ardayda Dhigato machadkaaasi.

Munaasabad Ka Dhacday Gudaha machadka oo aay ka qayb Galeen maamulka iyo macalimiinta Machadka ayaa shahaada iyo Abaal Marino lagu Gudoon Siyay Ardyad Kaal maha Hore ka Galay Tartanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.