In ka badan 700 qoys oo deeq raashiin loogu qaybiyay deegaanka Sheerbi ee Puntland.

0
45

Baladweyne(Radio Beerlula)-Hay’adda Wadaniga ah ee Tadamun ayaa deeq raashiin ah u qaybisay inkabadan 700 boqol oo qoys kuwaas oo ku nool deegaanka Sheerbi ee gobalka Karkaar.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bur Bariis saliid iyo sokor.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey.