Mashruuca xalka waara oo lagu kobcinayo dhirta cagaaran oo laga daah furay Kismaayo

0
40

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda degaanka iyo is Badalkaa cimilada Maamulka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ka daah-furtay mashruca xalka waara ee lagu kobcinayo dhirta cagaaran laguna ilaalinayo Badqabka degaanka.

Mubaasabada Daah-furka Mashruuca xalka waara ayaa waxaa ka qeeyb galay Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda degaanka maamulka jubbaland wakiilo ka socday Haya,adda GIZ oo fulineyso mashruucan iyo qar kamid ah Bulshada magaalada kismaayo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq