In kabadan 60 arday oo fursado waxbarasho ka helay madrasada Daru-Nicma ee Baladweyne

0
80

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 60 arday ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay madarsada daru nicma ee magalada baladweyne

Aradydaan heshay farsadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen