Haween ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsi si dhaqaale uga sameeyeen.

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa kunool Haween badan oo ka ganacstada Bagaashka noocyadiis kale duwan iygoo nololsha Qoysaskood ka maareeyaan lacgaha ay ka helaan.

Haweenkaan ayaa bagaashka ay iibiyaan waxaa kamid ah Oomada shaampada ninac iyo bustada abuu waladka iygoo ku gancstadaan suuqa firshada ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.