Imtixaanka fasalada 8-aad iyo 12-aad oo laga daah furay magaalada Garoowe.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garowe ka Daahfuray itixaanka Shahaadigaha Fasalada 8 aadka iyo 12 aadka Ee Sannad Dugsiyeedka Puntland .2023.2024

21,801 oo arday ayaa u fadhiistay Imtixaanka iyada oo sannadkan ardeydu ay imtixaanaadka ku geleyaan Jaamacadaha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin