Hay’adda Al Raxma oo ceel biyood ka hirgalisay degmada Agabar.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Al Raxma ayaa ceel biyood ka hirgalisay degaanka cobosha ee degmada Agabar ee Somaliland

Ceelkan ayaa waxaa hirgaliyay walal soomaliyeed kaas u sadaqeeyay abahiis oo dhintay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.