Suuqyada xoolaha ee Baladweyne oo laga dareemayo u diyaar garowga ciida

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa Xoolaha xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul iyo sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha maadamaa fooda inagu soo hayso maalmaha ciida carafa iyo Xajka.

Isbadalka ku yimid qiimaha Xoolaha ee Suuqa ayaa waxaa sababay isku diyaarinta maalmaha Udxiyada ee bisha Carafa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.