Kulan looga hadlayay arrimaha deegaanka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
74

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay isku xerka Gudiga dib u eegista wax qabadka qorsha Howleedka Degaanka.

Kulankan oo aay soo agaasintay wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeeybagalay qaar kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.