Masaajid laga hirgeliyay degmada Deyniile oo xariga laga jaray.

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)- Masjidkaan oo loogu magac daray Jaamicul Kheyraat ayaa laga daahfuray Xaafada Warlaliska Degamada Dayniile ee gobalka Banaadir.

Daahfurka masjidkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay culimada , Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Masjidka, Odayaal , Dhallinyaro, iyo qaybaha kale bulshada Xaafada.

Warbxintan waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.