Qoysas danyar ah oo ku nool Magaalada Garoowe oo loo qeybiyay deeq hilib ah.

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay,adda Somali Relief Network of North America ayaa 500,oo qoy oo ku nool kaamamka Barkacayaasha magaalada Garowe ugu qeybisay Deeq hilib geel ah islamarkaana loogu tala galay munaasabada ciidul adxa owgeed.

Dadka looqaybiyay deeqdaan hilibka ah ayaa wax ay isuga jireen dadka baahiyah gaar ah qabo iyo kuwa danyarta ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.