Beeralayda Shabeellaha dhexe oo codsaday in laga caawiyo daawoyinka beeraha.

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Beeralayda tuulada Bayaxow oo hoos takta Degmada Mahadeey ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa codsaday in laga caawiyo dawooyiinka Bariiska oo kamid dalagyada aay tacbadaan Beeralayda tuladaas.

Beeralayda ayaa sheegay in sanadihii danbe oo hoos u dhac ku yimid wax soo saarkooda dagalaga Bariiska kadib markii aay wayeen dawoyinka loo isticmala Bariiska mudada oo beerta ku yaalo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.