Guryo loo dhisay dad danyar ah oo laga hirgeliyay magaalada Caad ee dowlad deegaanka Soomaalida oo xariga laga jaray.

0
102

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka xafiiska Musiibooyinka dowlad degaanka Soomalida Itoobiya Cabdi fateex maxamed ayaa xeraga ka jaray 100 guri oo loga talagalay in dib u dijin looga sameeyo Barakacayaasha ku nool magaalada cad ee Gobalka siti.

Munaasabadda xerag jarka waxaa Wasiirka ku wehlinayey maamulka Gobalka siti masuuliyiinta magaalada cad iyo xubno ka tiraan Maamulka Degmada Erar.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdimajiid Aweeys Isaaq.