kulan looga hadlayay ahmiyadda dhaqaalaha uu u leeyahay hormarka bulshada oo lagu qabtay Godeey.

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Godeey ee dowladda deegaanka soomalida Itoobiya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Ahmiyada dakhliga uu leeyahay Hormarinta Bulshada iyo kabayaasha dhaqalle.

Daah-furka kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan xafiiska dakhliga dowladda degaanka,maamulka Gobalka shabeelle iyo Ganacsatada magaalada Godeey.

Warkan waxaa inoo haya Cabdinajiib Aweys Isaaq.