Diiwaangelinta gaadiidka oo laga daah furay magaalada Baraawe.

0
131

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gaadiidka cirka iyo dhulka Dowlada koonfur galbeed ayaa magaalada Baraawe ee gobalka shabeelada Hoose ka bilowday diwaangelinta gaadiidka rayidka, taasi oo qeyb ka qaadan karta xoojinta amniga.

Munaasabada lagu daahfuray diwaangalinta Gaadiidka waxaa ka qayb galay gudoomiyaha Baraawe, sarkiisha amniga iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.