Tababar kor loogu qaadayo aqoonta Saxafiyiinta oo laga daah furay Hargeysa.

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda warfaafinta maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay Tababar kusaabsan sare u qaadista aqoonta Saxafiyiinta ka howlgala Wasaaradaasi iyo warbaahinta madaxa banaan.

Daahfurka tababarka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Soomaliland, Macalimiin,Saxafiyiin iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Bilaal Daahir Waaneey.