Xarunta xaananada Digaagga Jubbaland oo lagu wareejiyay agab loogu talagalay hormarinta digaaga.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Jubbaland ayaa agab loogu talagalay in lagu hormariyo dhaqashada Digaaga ku wareejiyay xaruunta xanaanada Digaaga Midninmo ee magaalada Kismaayo.

Munaasabada lagu wareejinayey agabkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulaha Xaruunta xanaanada Digaaga Midnimo ee Marwo Xaliima , Wasiiro , Xildhibaano iyo agaasimayaal ka kala socday wasaaradaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.