Horudhaca; Kooxaha FC Hoolwadaag stars y Vs FC Fiiltare.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona Kooxaha FC Hoolwadaag stars y Vs FC Fiiltare.

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

Ciyaarta ayaa ka dhicidonto 3:30pmĀ  waxaana lagu ciyaari doonaa garoonka Laqanyo.